Sidee loo adeegsadaa Windows Commandline-ka (CMD) Q. 2aad

sidii aan ku balan qaadnay Q. 1aad , Qaybtaan waxaan kaga hadli doonaa sida loo qabto shaqooyin adiga adeegsanaya shaashada madow ee Command prompt loo yaqaan.

  1.  Sidee computer kaaga looga damiyaa commandline-ka
ku qor shaashada madow shutdown /s waxaa computerkaagu uu samaynayaa inuu demo oo si dhamaystiran u demo.
this command will shutdown your computer
















haddii aad ku qortid commandline-ka Shutdown /r  computerkaagu wuxuu samayn dib isku soo daarid dhamaystiran.

this command will shutdown and restart your computer
















haddii aad ku qortid Shutdown /h waxaa uu kuu seexin Computerka asiga oo kuu haynaya xogta markaas aad ku guda jirto [hypernate].


this command will hypernate your computer

















waxaa jira commands badan oo la xiriira sida loo demiyo computerkaaga adiga oo adeegsanayaa Commandline-ka si aad u heshid kuwaas ku qor shutdown /? 

2. Control Panelka Computerkaaga:
marka aad u baahato inaad iska saarto program ama aad shaqo kale ka qabto computerkaaga waxaa laga yaabaa inaad u baahatid inaad soo furtid darbiga xukunka, si sahal ah waxaad u adeegsan kartaa commandline.
Qor control